Nala Soo Xidhiidh

Wixii su'aalo ama walaac dheeraad ah, la xiriir Waaxda Kaymaha Bulshada ee Tree Trust.

      • Waxaad noogu soo diri kartaa emayl cinwaanka city_trees@treerust.org. Fadlan ku cadee iibka geedaha magaalada ee aad su'aalo ka qabtid mawduuca.
      • Nagala soo xiriir 651-358-0488.